Shirweynihii 2025
The 2025 Forum
Dhisidda Ganacsiyo Yaryar iyo kuwa Dhexe oo leh Adkeysi: Siyaasad, Aqoon Maaliyadeed iyo Maalgelin
Building a Resilient MSME Sector: Policy, Literacy and Finance
29–30 April 2025 · Ambassador Hotel, Hargeisa
Tirooyinka
At a glance
War-murtiyeedkii 2025 — sagaal qodob
The 2025 communiqué — nine resolutions
- 1Yaraynta iyo xallinta caqabadaha ganacsigaReducing and resolving barriers to doing business
- 2Kordhinta wacyigelinta bulshadaRaising public awareness of enterprise and investment
- 3Horumarinta ganacsiga khayraadka dabiiciga ah iyo wax-soo-saarka dalkaDeveloping trade in natural resources and domestic production
- 4Kor-u-qaadista aqoonta iyo xirfadaha maaliyadeedRaising financial knowledge and skills
- 5Dib-u-dhiska iyo horumarinta suuqyada ganacsatada yaryarRebuilding and developing markets for small traders
- 6Dhiirrigelinta iyo taageerada haweenka ganacsatada ahEncouraging and supporting women entrepreneurs
- 7Horumarinta hal-abuurka iyo ganacsiga dhallinyaradaDeveloping youth innovation and enterprise
- 8Dardargelinta qorsheyaasha, siyaasadaha iyo xeerarkaAccelerating plans, policies and legislation
- 9Joogtaynta shirweynaha sannadlaha ahHolding the Forum annually
Waxqabadka laga hirgeliyay 2025
What was delivered during 2025
Cilmi-baadhisyada la soo bandhigay
Studies presented
Helitaanka maalgelinta ayaa weli ah caqabadda ugu weyn ee hortaagan kobaca ganacsiyada yaryar.
Limited access to finance remains the biggest obstacle to MSME growth.
Waxaa loo baahan yahay fulin xooggan iyo isku-duwid hay'adeed.
Stronger implementation and institutional coordination are required.
Balaadhi adeegyada maaliyadeed, aqoonta maaliyadeed iyo dib-u-habaynta sharciyada.
Expand financial services, financial literacy and regulatory reform.
Qaadashada dhijitaalka way kordhisaa tartanka, laakiin waxaa xaddida qiimaha iyo xirfadaha.
Digital adoption improves competitiveness but remains constrained by cost and skills.
Sawirro
Photographs











